Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Garawe

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo wafti uu hogaaminayay ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Garawe ee caasimada Maamulka Puntland. Madaxweyne Farmaajo iyo waftiga la socday waxaa garoonka Diyaaradaha Garawe kusoo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee Puntland, Xildhibaano katirsan labada Aqal, Wasiiro, Madax katirsan maamul goboleedyada, saraakiil iyo dadweyne kale oo badan. Farmaajo … Continue reading Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Garawe